RAADIN

Boggan waxaad ka heleysaa macluumaad ku saabsan sida Finland looga codsado megengelyo

Godax ayaa ku soo laabtay Muqdishu, waxuuna hadda ku maamulaa shirkad qashinka aruuriyo

Godax wuxuu ahaan jirey macalinka kubbadda koleyga, wuxuuna ku noolaa magaalada yar ee Lohja oo ku taala waqooyiga Yurub. Dhowr sanadood ka hor wuxuu go’aansaday inuu dib ugu laabto Muqdisho, halkaaso uu ka tagay dagaalka sokeeye awgeeda. “Finland waxaan ku fikiri jirey, Lohja waa magaalo qurux badan, yar iyo nadiif ah. Waxaan go’aansaday inaan Muqdisho u nadiifiyo sida Lohja. ” Soomaliya wuxuu ku aasaasay shirkad qashin ah, wuxuuna hadda shaqaaleeyaa qiyaas ahaan 300 shaqaale.

Fiidiyowgaan wuxuu ka mid yahay mashruuc warbaahin, oo waxaa sameeyey Xarunta Wax Soo Saarka Wali Media oo ay maalgelisay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Finland 2017.

Yleinen
facebook twitter mail